Course description

Quickbooks desktop waa system xisaabeed ka loogu isticmaalka badan yahay aduunka oo dhan, waa system xisaabeed dhamaystiran kaas ay isticmaali karaan shirkadaha yar yar , shirkada dhexe  iyo shirkadaha waawaynba.


Course Quickbooks desktop waxaad ku baran doonta asaaska Quickbooks sida: Sidaa loo sameeyo company file ilaa aad ka gaadhi doonto heer advance ah.

What will i learn?

  • Section One: Getting started
  • Section Two: Chart of accounts
  • Section Three: Setting up items
  • Section four: Vendor transactions
  • Section five: Customer transactions
  • Section Six: Financial Reports

Requirements

  • Kaliya waa inaad Basics of Computer aad Garanaysid

Abdiqani Yasin

Jaamac Sulayman awil

22-Aug-2023

5

khadar siciid

23-Mar-2023

5

Maasha Allah Aad iyo aad Uga Fa'ideystey Faatix Academy waa Madal si wacan ardeyga loogu hagar baxaayo.

$10

Lectures

28

Skill level

Beginner

Expiry period

Lifetime

Related courses