Course description

Course Kan waxaad ku baraneysaa Dhamaan Qaybaha Computer-ka Aasigasiga ah, waxa dhigan kara Ardeyga Hada bilaabay computer-ka iyo Ardeyga Raba inuu Muraajaco Ku sameeyo Computer-ka.

Qaybaha Course-ka aad ku dhigan doontid waxa ka mida 

Ms winddows, Ms word, Ms Excel, Ms Access, Ms Powerpoint.. and more..

What will i learn?

  • Introduction to Computer
  • Microsoft Windows
  • Microsoft Word
  • Microsoft Excel
  • Microsoft Access
  • Microsoft Powerpoint
  • Microsoft Publisher

Requirements

  • Inaad Barato Course-kan Waxaa lagaa Rabaa inaad Computer Haysato aad Casharadda Ku samaysid.

Ahmed Abdi

$10

Lectures

69

Skill level

Beginner

Expiry period

Lifetime

Related courses