Course description

Ma xiiseynaysaa barashada graphic design-ka?

Xirfada graphic design-ku waa mid ka mid ah xirfadaha loogu adeegsiga badan yahay dhanka internet-ka gaar ahaan dhanka social media-ha iyo weliba shirkada daabacaadaha casriga wakhtigan la joogo.

Hadaba, Faatix Academy oo ah platform wax barasho oo qaab online ah aad uga baran kartid casharada waxay kuu diyaariyay course-ka adobe photoshop oo ah programka ugu caansan dhanka graphic design-ka iyo weliba sawir hagaajinta. 

Course-kan waxa lagu bari doona asaasiyaadka program-ka iyo weliba qaabka uu u shaqeeyo , iyada oo lagu gaadhsiin doono heer advance ah ood awood u yeelan doontid samaynta designs-ka casriga ah.


What will i learn?

  • Software Installation and Program Interface
  • Creating New Documents and Photoshop tools
  • Photoshop Selection tools
  • Photoshop Layers
  • Using photoshop Transformations
  • Using Photoshop Smart Objects
  • Using Photoshop Pen tools
  • Using Photoshop Filters
  • Learning Photo retouching
  • Creating Real world Designs

Requirements

  • ONLY COMPUTER

Ahmed Abdi

ahmed abdi

06-Mar-2023

3

Waaw

$10

Lectures

40

Skill level

Beginner

Expiry period

Lifetime

Related courses